Qorsheyaasha Hortebinta Uleh Wasaaradda Ganacsiga Oo Laga Hadlay
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Wasaaradda oo ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Wasaaradda oo ...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka,ayaa maanta kormeeray Buundada Bariire oo isticmaalkeeda dadka deegaanka ku dhibanayeen Muddooyinkii dambe,Ayaa dhismaheedu meel fiican maraayaa. ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunoow (Axmed Baashi), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’ada ...
Kulan ballaaran oo lagu taageerayay howlgallada dalka looga xorreeynaayo Argagixisada Al-Shabaab,ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka mudug. ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo Wafdi ay hoggaaminayso, ayaa maanta u ambabaxay magaalada ...
Maareeyaha cusub ee Garoonka Caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle , Maxamed Saciid Cabdullaahi, ayaa maanta xilkaa kula wareegay , ...
Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay madaxa ...
Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay in ay gurmad raashiin ah gaarsiiyaan ciidamada deegaanka ee ku sugan magaalada Qeydaro ee gobolka ...
Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa Jimcihii sheegay in laga yaabo in Kuuriyada Waqooyi ay tijaabiso Gantaaladlo Nukliyeerka ...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda amniga dalka, gaar ahaan howlgalada iyo duulaanka ka dhanka maleeshiyada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho