Muxuu ku soo idlaaday shirkii Miiska-gorfeynta marxaladda Soomaaliya
Waxaa magaalada Washington DC ee xarunta dalka Maraykanka lagu soo gaba-gaboobeeyay shir gaar ah (Roundtable) ee Soomaaliya iyo dalalka deeq-bixiyeyaasha ...
Waxaa magaalada Washington DC ee xarunta dalka Maraykanka lagu soo gaba-gaboobeeyay shir gaar ah (Roundtable) ee Soomaaliya iyo dalalka deeq-bixiyeyaasha ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jarmalka, Denmark ...
Madaxda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta magaalada Muqdisho kullan kula yeeshay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, ...
Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in maamulka degmadu mamnuucay in la dhiso dhul aan ogolaasho looga haysan ...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta kulan la qaatey ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Thomas ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta mudane Caydaruus Macallim Xasan Cabdulle ayaa maanta kulan la ...
Koobka 17 jirada bariga iyo bartamaha Africa ayaa wiilasha xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirada ka yar ka gaaray final-ka tartanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho