Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Maraykanku u ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Culimaa’udiinka, Ururrada Bulshada ...
Kudhawaad kun dhalo oo ah Qamri noocyo badan isugu jira, laguna soo qabtay howlgallada ciidamada amniga Gobalka Mudug ayaa lagu ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sweden, Mudane Maxamed Xasan Cabdi, ayaa warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay maalintii khamiista aheyd ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in qadka Taleefoonka oo ...
Shirkaan waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyin kala duwan waxaana kamid ahaa Wasiirka Caddalada Puntland,Wasiir ku-xigeenka amniga,Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland,Guddomiyaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo ...
Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho