Wasiir Fiqi oo qiray in la gaaray dariiqii guusha ee lagu soo afjari lahaa Kooxaha nabad-diidka
Wasiirka Arrimaha gudaha XFS Axmed Macalim Fiqi oo ka qeybgalay barnaamjka Kulanka todobaadka warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in la gaaray ...
Wasiirka Arrimaha gudaha XFS Axmed Macalim Fiqi oo ka qeybgalay barnaamjka Kulanka todobaadka warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in la gaaray ...
Xalfalada heshiiska lagu kala saxiixday waxaa ka qeybgalay Madax ka socotay Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Beeraha, Mas'uuliyiinta Hay’adda Maaliyadda Gargaara iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad ka jeediyey kulanka loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 25-aad ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ka fuliyay nawaaxiga degaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud, halkaasi oo ay maleeshiyaadka aragagixisada Al-shabaab gabaad ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa maanta soo xiray shir muddo labo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 25-aad ...
Gaadiidkan oo ah kuwa culus ee ciidamada xoogga dalka ayaa loogu talo galay ciidamada qeybta 21-aad oo aan horay u ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta Galmudug ...
Deeqdan oo isugu jirta qaybaha kala duwan ee raashinka la quuto looguna talagaley dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho