Golaha Ammaanka QM oo Maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Gelinka danbe kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya xilli Abaaro baahsan ay kajiraan meelo ...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Gelinka danbe kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya xilli Abaaro baahsan ay kajiraan meelo ...
khabiirka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa Toddobaadkan saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u ...
Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamada degaanka ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya . Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta kulan la qaadatay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban Wasiirro, Xildhibaanno iyo maamulka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sixiixay sharciyanta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray Baydhabo ayaa kulan ...
Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa soo xiray shirka wadatashiga Qaran ...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Abdullahi Maxamed ...
Madaxweynaha Ruushka oo ku baaqay in wax laga qabto isbeddelka cimilada dunida ee sii xumaanaysa. madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho