Wasiirka arrimaha dibedda oo kulan la qaatay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Slovenia iyo madax kale.
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare ...
















