Kulan Lagu Tageeraayo Howlgalada Ka Dhanka ah Argagixisada Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo
Kulan ballaaran oo lagu taageerayay howlgallada dalka looga xorreeynaayo Argagixisada Al-Shabaab,ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka mudug. ...
















