Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba gebeeyay doorashada 6 kursi
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaan maanta soo gaba gabeeyey doorashada xildhibaannada u tartamayay kuraasta 6-da ...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaan maanta soo gaba gabeeyey doorashada xildhibaannada u tartamayay kuraasta 6-da ...
Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Salaadiin, Ugaasyo iyo nabadoono ka qayb galaya shirwayne ...
Kulamo dib-u-heshiisin ah oo ku dhawaad 25 maalmood ka socday magaalada Baledweyne ee Gobalka Hiiran, kaas oo loo qabto beelaha ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Degmooyinka gobolka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga ...
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa haatan ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah xubnaha golaha ...
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala ...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa goor dhow bilaabaya 6-kursi oo ka mid ah golaha shacabka ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho