Madaxda Qaranka oo Salaadda Jumcada ka dib Dalka si wadajir ah ugu duceeyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan ...
















