Horjoogihii u qaabbilsanaa Al-shabaab miinooyinka Gobolka Jubadda hoose oo gacanta lagu soo dhigay.
Ciidanka Kumaandooska Danab, gaar ahaan Ururka 5-aad guutada-16 ee XDS ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu ciribtirayo argagixisada ka sameeyay deegaanada ...
















