Jubbaland oo magacowday guddiga qaban qaabada aaska meydka Alle ha u naxariistee Wasiirkii Arimaha Gudaha maamulkaas
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii ...
















