Afhayeenka Xukuumadda oo dalka dib ugu soo laabtay
Afhayeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga looga ...
Afhayeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga looga ...
Dowlada Shiinaha ayaa Xue Bing, u soo magacaawday in uu noqdo ergay u qaabilsan geeska Afrika. Xue ayaa horay uga ...
Daqiiqado ka dib markii ay dhamaatay khudbadii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, uu jeediyay ee uu ku shaaciyay in cunaqabateyn cusub ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Sheekh Cabdinaasir Xaaji ...
Horjoogihii Jabhadaha ee argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Hiiraan iyo 60 dhagarqabe oo kale ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan ...
Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta, horumarinta dhaqaalaha ...
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay kooxo weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday saldhigyada booliska qaar ka mid ah ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowlad Goboleedka iyo Shacabka Puntland, ayaa ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Asad Yusuf oo ay weheliyaan Agaasimaha Hay’adda Istaatistikada Qaranka Mudane Sharmaake Faarax iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho