Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida AHUN Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowlad Goboleedka iyo Shacabka Puntland, ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowlad Goboleedka iyo Shacabka Puntland, ayaa ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Asad Yusuf oo ay weheliyaan Agaasimaha Hay’adda Istaatistikada Qaranka Mudane Sharmaake Faarax iyo ...
Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu cambaareeyay xiisadda sii xumaaneysa ee Ukraine, ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka XFS, Mudane Asad Yusuf oo ay wehliyaan Agaasimaha hay’adda tirakoobka Qaranka, Mudane Sharma’rake Faarax ...
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si habsami leh uga socota doorashada Shan kursi ...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa billaabay doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan ururka 64 aad hurintiisa 2aad ayaa howgallo lagu baacsanayo maleshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho