Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Isbitaal Banaadir ka daahfurtay Olalaha bixinta Talaalka Cagaarshowga
Daahfurka ololahan Talaalka Cagaarshowga oo ay fududeysay Hey'adda kheyriga ah ee Kalkaal Hospital ayaa muddo isbuuc ah oo uu socon ...
Daahfurka ololahan Talaalka Cagaarshowga oo ay fududeysay Hey'adda kheyriga ah ee Kalkaal Hospital ayaa muddo isbuuc ah oo uu socon ...
Cabdi Xasan Rooble Maxamed, Cusmaan Xasan Macalim Aadan, Maxamed Abuukar Ibraahim Abiikar Iyo Mucaad Maxamuud Maxamed ayay Maxkamadda Ciidamada ku ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ay wehliyaan ku xigeenadiisa Golaha Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Mudane ...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dekadda Muqdisho, isagoo u kuur-galayay habsami u socodka howlaha dekadda. Raii'sul Wasaare Rooble, ...
Kulan looga arrinsanayay amniga Gobalka Mudug oo maanta lagu qabtay Gaalkacyo. Waxaa kasoo qeyb galay Mas'uuliyiin oo ay ka mid ...
Ra’iisul Wasaaraha Xafiiska ka sii tagaya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa uga mahadceliyay Golahiisa Wasiirrada iyo ...
Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Balal Maxamed Cusmaan , ayaa maanta oo Isniin ...
Munaasabadda xuska Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Dalalka Geeska Africa oo todobaadkii lasoo dhaafay ka socotay caasimadda Addis Ababa ee dalka ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa Markii labaad u qabtay haweenka Gobalka Banaadir, Tababar Kusaabsan Home Gardening (Beer Guri), Tirada Hawenka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay u-diyaar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho