Tababar ku saabsan hal abuurka Waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada oo la soo gabo gabeeyay
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa xeray tababar ku saabsan hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada. 36 suxufiyiin ah oo ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa xeray tababar ku saabsan hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada. 36 suxufiyiin ah oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre oo khadka telefonka kula hadlay Madaxweyneynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Maxamed Cagjar ...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga jawaabayo ...
Dayib Macallim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa lagu xukumay min 15-sano oo Xabsi Ciidan ah, kadib markii ...
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ...
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Safaaradda JFS ee dalka Ethiopia iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ayaa caasimadda Addis Ababa si ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan degaanka ...
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan ...
Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri ah kala wareegay howlgalka Midowga Yurub. ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa maanta qaabiley ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane Xamze Cabdi Barre, oo guddoomiyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho