Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga Carabiya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane ...
















