Ciidanka xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Hiiraan Ciidanka ururka Sadaxaad ...
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Hiiraan Ciidanka ururka Sadaxaad ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar hal maalin qaadan doona ugu amba baxay Magaalada Geneva ...
Ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee ka howlgala Jubbaland ayaa xalay fashiliyay qarax miino ay argagixisadu Al-Shabaab albaabka ugu ...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Agendaha kulanka ee ...
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washinton DC, kaga qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada Geeska ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Mudane Cabdisalaan ...
Ra’iisul waasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo goor dhowed soo saaray qoraal kooban ayaa hambalyo u diray Gudida hirgelinta doodashooyinka Heer ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho