Xildhibaannada Labada Gole oo dhageystay hadal-jeedinta musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare
XildhibaanNada Golaha Shacabka iyo xubnaha Golaha Aqalka Sare ayaa maanta oo Sabti ah dhageystay hadal jeedinta musharaxiinta isku diiwaangeliyay tartanka ...
















