Al-Shabaab oo gobolka mudug ku Afduubtay dad Xoolo dhaqato ah
Wararka ka imaanaya degaanka Baraag Ciise ee Koonfurta Gobolka mudug ayaa kusoo waramaya in saaka Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ay halkaas ...
Wararka ka imaanaya degaanka Baraag Ciise ee Koonfurta Gobolka mudug ayaa kusoo waramaya in saaka Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ay halkaas ...
Ciidamada Ruushka ayaa ku hanjabay inay duulaan adag ku qaadi doonaan shan magaalo oo ay ku jirto caasimadda Ukraine, kuwaa ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaaale oo uu la socdo agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Sharmaarke ...
Roobabkii xilligga guga ayaa ka curtay meelo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya oo bilihii la soo dhaafay ay ka ...
Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Khabuuro kuyaalla Isbitaalka xoogga ee Magalada muqdisho lagu Aasay Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi ...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii lala beegsaday garoonka ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa dalka Mareykanka uga qeybgalay kulan ay soo qabanqaabiyeen madaxda Jaamacadda ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa Khamiistii gaaray caasimadda Afgaanistaan ee Kabul, isagoo la kulmay mas’uuliyiin uu ka ahaa ...
Dowladda federaalka Itoobiya ayaa soo jeedisay in xabad joojin laga galo dagaalka ay kula jirto falaagada TPLF ee Tigray, oo ...
Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho