Madaxweyne Guudlaawe oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baladweyne. ...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baladweyne. ...
Guddoomiyaha degmada Marka, Cabdillaahi Cali Axmed Waafoow ayaa sheegay inay muqaddas tahay sugidda ammaanka magaalada Marka cid kastana uu xil ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xubinnimadii ka qaaday xubno ka tirsanaa FEIT soona saaray awaamir ku saabsan doorashooyinka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa maanta fashiliyay miino argagixisada Al-Shabaab gaari ugu xireen mid kamid ah dhallinyarada magaalada ...
Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ku guuleystay kursiga HOP039, kaas oo gelinkii dambe ee lagu doortay magaalada Beledweyne ee Gobolka ...
Munaasabad lagu weyneynayay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta miinooyinka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb ...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray liiska Xildhibaannada qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 02 April-04 ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan u diyaar-garowga xilli roobaadka nagu soo fooda leh, iyadoona dib-u-dayactir xoogan lagu wado Waraha ...
Ku-simaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho