Guddiga doorashada Heer Federaal oo hakiyay saddex kursi oo taalo Beladweyne
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hakiyey doorashada kuraasta kala ah: HOP030, HOP010 iyo HOP066, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada ...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hakiyey doorashada kuraasta kala ah: HOP030, HOP010 iyo HOP066, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Heliwaa uga qeyb galay ololaha ...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta kulan duceedyo la ...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Mudne Jamaal Maxamed Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Asad Yusuf iyo la-taliyaasha wasaaradda ...
Kulankan oo ay soo agaasintay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug oo gacan kaheleysa hay'adda UNDP isla markaana looga hadlayay ...
Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida qaybta 27aad ayaa dil ku xukuntay xidigle xoogga Maxamed Aadan Maxamed Isaaq (Kobra), ...
Guddiga Doorashooyinka Hirshabelle ayaa shaaciyay in la fasaxay kuraastii hore loo hakiyay xalna laga gaaray GXE ee horay loo shaaciyay. ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Kormeerka, Qiimeynta Marwo Zahra Cabdi ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada lix kamid ah kuraasta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho