Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqasho dhiirrigelin ah ku tagay fariisimaha hore ee gobolka Hiiraan
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeeray fariisimada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin ee magaalada ...
















