Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS oo kulan la qaatay Guddiga Madaxabanaan ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxabanaan ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa. ...
















