Maxamuud Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee BF oo geeriyooday
Allaha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee golaha shacabka ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ...
Allaha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee golaha shacabka ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye”, ayaa kulan la qaatay Taliyaha cusub ee Barnaamijka Tababaradda Midowga ...
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdi Siciid Muuse ayaa xariga ka jarayay dhismayaal lagu soo kordhiyay safaaradda Soomaaliya ee Dalka ...
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa hal maalin dib u dhigay doorashada 3 kamid ah kuraasta golaha shacabka, ...
Ciidamo ka kala tirsan Gorgor iyo Harmacad ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga ...
Dowladda Ruushka ayaa qaaday tallaabo ay uga jawaabayso cunaqabateynta ay ku soo rogeen dowladaha reer Galbeedka, kadib markii duulaanka uu ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Agaasimaha Waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi oo ay weheliyaan xubno ka socday Hay'adda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho