Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxweynaha Galmudug
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee hirshabeelle ayaa Maanta waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ku qabteen ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Bariga iyo ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne ...
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban Mudane Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay safar shaqo u aaday ...
Magaalada jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle waxa maanta lagu wadaa in lagu qabato doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BJFS ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo ...
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha ...
Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusayey Sanadguurada 45-aad ee aasaaska Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ...
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Argagixisada Al-Shabaab ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho