(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineyna Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Idaacadda. Halkaan hoose ka ...
(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warka habeenimo ee Idaacadda. Halkaan hoose ka dhageyso
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada oo ku saabsanaa xaaladda guud ee ...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 31-ka Oktoobar u aqoonsaday maalinta magaalooyinka adduunka,si kor logu qaado danaha bulshooyinka ...
Madaxweynayaasha Turkiga iyo Mareykanka Racep Tayyip Erdogan iyo Joe Biden ayaa ku kulmay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga halkaas oo ...
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyink 2020-2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku aadan doorashada Golaha Shacabka ee BFS. War saxaafadeedka Guddiga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacabaya guddiga fulinta wareegtadii madaxweynaha. ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban. ...
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho