Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya ...
















