Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Muxamed Saalix Almuwalad, oo ay ka  wada hadleen xiriirka soo jireenka ah ee labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii horumarin lahaa.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjire Muwalad, ayaa ka wada hadlay xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya iyo sidii dowladda Sacuudigu uga qeyb qaadan lahayd gurmad lala soo gaaro dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.

Related posts

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoos tago magaalada  Garbahaarreey

Next Post

Jubbaland oo gargaar gaarsiisay dadka ay abaartu ku sameeysay degannada maamulkasi “SAWIRRO”

Next Post

Jubbaland oo gargaar gaarsiisay dadka ay abaartu ku sameeysay degannada maamulkasi "SAWIRRO"

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In