Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso
Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo ...
Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Gen. Tadesse Amelo ...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Farah ayaa maanta Shir guddoomiyay Shirka billaha ah ee ...
Deegaanka Kayn oo 35-km dhinaca koofur bari ka xiga Caddaado, ma helin labadii xilli roobaad ee ugu dambaysay, Waxaana abaarta ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha maamulkaas u magacaabay ...
Afhayeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu oo qoraal kooban ka soo saaray shirka weli Muqdisho uga socda Golaha Wadatashiga ...
Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka gudaha ee Kazakhstan ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay qiyaano qaran, sida ay ...
Ciidamada Ammaanka Jubbaland ayaa Hawlgallo ka sameeyay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Kismaayo. Sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda ...
Kuuriyada Koonfureed ayaa kordhin doonta xayiraadda socdaalka ee lix waddan oo ku yaal Bariga Dhexe iyo Afrika iyo sidoo kale ...
Waxaa caawa magaalada Muqdisho dib uga bilaawday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kadib maalin nasiino ah oo madaxdu ay kala maqnaayeen. ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa aad u soo dhoweeyey tallaabada uu Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble uu dib ugu saxayo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho