Guddoomiye Amiir oo Deeq agab caafimaad gaarsiiyay Isbitaalka Xooga, kuna baaqay in la garab istaago Ciidamada Qaranka
RADIO MUQDISHO:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa deeq daawooyin ah ku wareejiyay Maamulka Isbitaalka ...
















