Ciidanka xoogga ee ku sugan Hiiraan oo dib u habeyn lagu sameeyay
Taliyaha guutada shanaad ee ciidamada xoogga dalka Col Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay, ku xigeenka xeer-ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle ...
Taliyaha guutada shanaad ee ciidamada xoogga dalka Col Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay, ku xigeenka xeer-ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida Gaashanle ...
Maleeshiyaad katirsan al shabab ayaa saaka weerar u soo qaaday shacabka ku nool deegaanka baxdo ee gobolka gaduud dagaal qasaaro ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudang Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan laga soo dhacay ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa galabta soo xiray kulan aqoon ...
Xabad joojin hor dhac ah ayaa laga gaaray Colaaddii deegaanka Saaxa Maygaag oo ay ku dagaalamaeen Beelo walaalo ah oo ...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Muqdisho oo galay maalintii 4aad, ayaa madaxdu waxa ay ka arrinsadeen qodobbada ajandaha ...
Hawlgalkaani Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen inta u ...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan Laga soo dhacay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho