Madaxweynaha oo xalay la kulmay maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha ammaanka gobolka +Swirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska ...















