Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimayaasha Wasaaradaha Guud ee Wasaaradaha ย Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo Agaasimayaasha Xaruumaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa Baydhabo Kaga qeybgalay Furitaanka Shirka Sanadlaha ah ee Agaasimayaasha oo Sanadkan looga hadlayo Xoojinta Wada Shaqeynta Hay’adaha Dowliga ah iyo Xafiisyada Kashqeeya siyaasada Guud ee dalka .

Ugu horeeyn ย Agaasimaha Madaxtooyada KGS,ย  Cabdullaahi Cali Watiin, oo Shirka Furey ayaa Agaasimayaasha Kusoo dhaweeyey Baydhabo una Rajeeyay in Maalmaha Shirka uu socdo ay soo saaraan qodobo Mira dhal ah.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Dr Maxamed Ibraahim, Xog hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, oo kahadley furitaanka shirka ayaa faafaahiyay wax yaabaha sida gaar ka ah sanadkan diirada loogu saarayo shirkan.

Magaalada Baydhabo ayaa Sanadkan Marti galisay Shirarka Sanadlaha ah ee Xoojinta Xiriirka Wadashaqeyneed ee Hay’adaha Dowliga ah iyo Agaasimayaashaย  Wasaaradaha ย Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.

Previous Post

Shir looga hadlayo xeerka xuquuqda Carruurta oo ka furmay Dhuusmareeb

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In