Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira, iyo mas'uuliyiin ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira, iyo mas'uuliyiin ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar kamid ah duubabka dhaqanka ...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali diiriye (isxal) ayaa shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Kaasi oo lagu qabtey Xarunta Maamulka gobolka ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa maanta laga daahfuray wajiga labaad ee mashruuca Saab ee xasilinta iyo horumarinta magaalooyinka, kaasi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federalka Soomaliya Dr Foosiya Abiikar Nuur ayaa maanta furtay shirka wadatashiga Wasaaradaha xubnaha ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa xalay Caasimadda Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho