Aadan Madoobe oo dib loogu doortay golaha shacabka ee BJFS
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu ...
Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga tirsigiisu uu yahay Hop#189 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo doorashadiisu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta, kuwaas oo ay ka ...
Maxamed Cali Xasan ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#103 ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo kaga guuleystay ...
Saddexdan dhalinyaro oo kala ah Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq magaciisa afgarashaduna yahay Tuuxow, Cabdulaahi Ibraahim Gore iyo Xasan Maxamed Suubow ayaa ...
Hay'adda Maareynta Horumarinta Dalka ayaa Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan dhameystirka qabyo qoraalka Dastuurka iyo caqabadaha hortaagan. Madasha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo Guddoonka Guddiga Hirgelinta ...
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 ayaa soo saaray go'aan ku aadan hakinta natiijada kursiga HOP#067 oo dacwad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho