Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud ...
















