Guddiga Doorashada Galmudug oo shahaado guddonsiiyay xubno u tartamaya Aqalka Sare “SAWIRRO”
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa maanta shahaadada diiwaangelinta xubnaha Aqalka Sare guddoonsiiyey musharaxiinta u tartameysa labada kursi ...
















