Dowladda Soomaaliya iyo Urur gobaleedka IGAD ayaa maanta Muqdisho ka daah- furay kulan aqoon –iswaydaarsi looga hadlayo warbixnta horumarinta dhaqaalaha ...
Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada ...
Cusmaan Caddow Xaaji, oo ka tirsana maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada ...
Wafdiga ay hogaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ...
Xukuumadda Washington ayaa ballan-qaadday inay dadaallo u gali doonto sidii loo dejin lahaa xiisadda dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay Tuulooyinka Shaam-garre iyo Raqayle oo u dhexeeya Degmada Awdheegle iyo Degaanka Bariire, ...
Guddiga Hirgalinta doorashada heer Maamul Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee ka harsan Aqalka sare. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho