Wasaaradda Gargaarka oo qabatay kulan looga hadlaayey xaalada bini’aadanimo ee gobolada qaar.
Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay ...
Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay ...
Waxaa saakay aroortii hore si rasmiya u bilaabatay codboxinta doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka degmooyinka Qardho, Eyl iyo ...
Ra'isul wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamduuk ayaa xabsi guri la geliyay saaka oo Isniin, sida uu baahiyay TV Alxadath ee ...
Ciidanka hay’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland (JISA) ayaa fashiliyay miinadan oo ay kooxda Argagixisadda Al-Shabaab damac sanaayeen in ay ...
Ardadaan deeqda waxbarashada helay ayaa waxay ka kala socdaan deegaanada Jigjiga Diridhabe iyo Hargaysa, waxayna ka koobanyihiin 30 arday oo ...
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Talyaaniga ahna hoggaamiyaha midigta-fog Matteo Salvini ayaa shalay maxkamad lasoo taagay sababo la xiriira tuhun ...
Waxaa soo dhamaaday Olalihii isu soo baxyada Ururada ee ay kula hadlayeen taageerayaashooda saddexdaani degmo, waxaa la diyaariyay Dhamaanba agabkii ...
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BJFS ayaa shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo lagu ...
Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta la dhaariyey. ...
Dood wadaagaan ayaa ahaa mid looga hadlayay taageerida doorashooyin nabdoon iyo xoojinta doorka bulshada rayidkaa isla markaana ay soo agaasimeen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho