Federal government and its international partners paise municipal elections in Puntland State.
The Federal government of Somalia and its International partners lauded Monday’s historic municipal elections in three districts of Puntland State ...
The Federal government of Somalia and its International partners lauded Monday’s historic municipal elections in three districts of Puntland State ...
The IGAD Executive Secretary is alarmed by the current political developments in Sudan and is following the situation very closely. ...
Xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee iminka ka jirta Sudan, waxa uuna sheegay in ...
Degmada Warta Nabadda ayaa u soo baxday Afar dhammadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanmada Gobolka Banaadir 2021 kadib markii ...
Guddoomiyaha Guddiga KGM ah ee Doorashoyinka Puntland Guuleed Saalax Bare oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in doorashadii ku ...
Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo Maamulka Puntland ...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay ...
Waxaa soo idlaatay codayntii doorashada ee Dagmooyinka Eyl qardho iyo Ufayn taasi oo soo bilaabatay 6:00 Aroornimo ee saaka ayna ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 ...
Guddoomiyaha Midowga Africa ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dalka Suudaan kadib markii ciidamada milateriga la wareegeen xukunka dalka. Guddoomiyaha Africa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho