Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeray dhismaha ku socda wadada xariirisa Muqdisho iyo Jowhar
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehelinayey ...
















