Ilyaas Badal oo noqday Musharixii ugu horeeyay ee qaata shahaaddada musharaxnimada Aqalka Sare ee Jubbaland
Ilyaas Badal Gabboose ayaa noqday musharixii ugu horeeyay ee qaata shahaaddada musharaxnimada Golaha Aqalka Sare. Diiwaan gelinta musharixiinta doorashada Aqalka ...
















