Wasaaradda Haweenka oo qabatay dood ku saabsan xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo xafiiska Jinsiga iyo Xuquuqul Insaanka ee AMISOM ayaa maanta qabtay, kulan fogaan ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya iyo xafiiska Jinsiga iyo Xuquuqul Insaanka ee AMISOM ayaa maanta qabtay, kulan fogaan ...
Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda ayaa doortay guddoomiye cusub oo hogaamin doona muddo sanad ah ardayda Soomaaliyeed ee Uganda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markale ka ...
Daah furka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mid ah ...
Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Shir looga Hadlayey sugidda amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatay Saraakiisha ...
Isbaheysiga uu Mareykanka horkacayo ayaa sheegay in qalabeynta Malateriga wadanka Ciraaq ay ku bixiyeen lacag gaaraya 5 bilyan oo dollar ...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo, waxana Garoonka ...
Hey’adda cuntada qaramada midoobay ee WFP ayaa sheegtay in la fasaxay ilaa 200 oo ah Gaadiid sida gargaar bani’aadinimo, kaasi ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ugu baaqday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka taxaddaraan faafitaanka xanuunka Corona Virus, oo mar ...
Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe, ayaa sheegay Jimcihii shalay in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadka isugu imaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho