Wasiiru dowlaha Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya oo soo dhaweyn loogu sameeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Wasiirka wasaarada Maaliyadda Galmudug Mudane Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan soo dhaweeyn ah ugu sameyay magaalada Dhuusamareeb Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamara ...
















