Ra’iisul wasaaraha XFS oo u tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Isgooyska ...
















