Maxkamadda ICJ oo shaacisay xilliga ay ku dhawaaqeyso natiijada dacwadda Baddeena
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay ...
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeynayo waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa dhagax dhigay goob loogu talagalay garoon diyaaradeed oo qeyb ka ah mashruuc ...
Wasiirka Wasaaradd Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Farax ayaa ka qaybgalay Maanta Kulan ay Martigelisay ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Kulan la qaatay Danjiraha Dalka China u fadhiya Soomaaliya Mr. ...
Wasiirka Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta gaaray magaalada Dhahar ee Puntland, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. ...
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta soo xirtay Tababar ku saabsan adeeg ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen ayaa Muqdisho ugu soo Xeray kulan Seddex Maalmood Socday oo u ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka ku qaabishay safiirka dalka China ...
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada Gobolka Bari. Kulanka ayaa waxa looga ...
Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar socon doona muddo 5 maalin ah uga furtay Degmada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho