Wasiirka ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Danjiraha Indonesia u jooga Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa kulan la qaatay Danjiraha cusub ee dawladda ...
















