Allah unaxariisto Majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Allah unaxariisto, majaajiliiste Cabdi Muridi Dheere (Ajakis) oo kamid ahaa Majaajiliista yaasha ugu caansan gayiga Soomaaliya ayaa goordhaw ku geeriyooday ...
















