Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo saxiixday heshiis ganacsiga lagu horumarinayo +Sawirro
Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday hey’adda maalgashiga iyo ganacsiga ee IFC oo kamid ah Bankiga Adduunka, sida uu sheegay ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday hey’adda maalgashiga iyo ganacsiga ee IFC oo kamid ah Bankiga Adduunka, sida uu sheegay ...
Xilli maanta ay ku beegan tahay 22 Maarso oo ah, maalinta biyaha caalamka ayaa wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Koofur ...
Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa furey shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo u dhexeeya madaxda federaalka iyo kuwa ...
Agaasimaha guud ee wasaaraadda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, C/naasir Xuseen, ayaa maanta furey tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka oo ay ...
Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Mareykanka, Lloyd Austin ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tegay maanta caasimada Afghanistan ee ...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Dowladaha Qatar iyo Mauritania ayaa maanta oo Axad ah kawada hadlay sidii loo soo celin lahaa xirirkii diblomaasiyadeed ee ka ...
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaanno iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa siweyn loogu ...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Ciraaq ayaa sheegtay in muwaadiniinta 37 dal laga dhaafi doono fiisooyinka ay usoo qaadan jireen Ciraaq. ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa maanta qaatay talaalka COVID-19. Wasiirka ayaa bulsha weynta Soomaaliyeed ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho