Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xarunta Wasaaradda ku qaabishay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka ku qaabishay safiirka dalka China ...
















